Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare kheyre,Taliska Asluubta waa Astaanta Cadaalada dalka Soomaaliya”

Filed under: Faafan,WARARKA MAANTA |

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed uu yahay tiirka ugu muhiimsan Bulshada Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in ay yihiin kuwo wax ka bedela dadka Soomaaliyeed islamarkaana uu ka bilaawdo wanaaga.

Waxa uu kula dardaarmay Saraakiisha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed in ay ogaadaan in ay yihiin Astaanta cadaalada,islamarkaaana laga doonayo in ay u dhaq

maan kuwo hormuud u noqda Cadaalada.
Hadalkaan ayaa Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre wax uu sheegay xili shalay uu booqday Xabsiga dhexe ee Magaalada muqdisho.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *