DHAGEYSO WAREYSI:- Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo ka hadlay Khilaafka Hareeyay Madaxda ugu Sareysa Maamulka kana dhawaajiyay in….

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Kadib shirkii magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Maamulka Jubbaland ay ku yeesheen madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah waxaa soo baxaayey khilaafyo u dhexeeya madaxda federalka iyo maamul goboleedyada.

Intaasi waxaa dheeraa khilaafka madaxweynayaasha iyo ku xigeenadooda gaar ahaan Jubbaland, Galmudug iyo Puntland oo ay ku kala aragti duwanaayeen shirkaasi iyo qodobadii ka soo baxay.
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo warbaahinta la hadlay ayaa soo dhoweeyey hadal ka soo yeeray MD Farmaajo, wuxuuna ku dhawaaqay war ka dhan ah madaxweynaha maamulkiisa.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *