DHAGEYSO WAREYSI:- Wararkii ugu Dambeeyay ee Doorashada Maraykanka iyo Guusha Ilhaan Cumar ay ka filayso 

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Ugu yaraan laba gabdhood oo Muslimiin ah ayaa la filayaa in markii ugu horraysay loo doorto Aqalka Koongareeska Maraykanka.

Labadaas midkood waa gabadh asal ahaan kasoo jeeedda Falastiin laguna magacaabo Rashida Tlaib oo ka tartamaysa Gobolka Michigan iyo Ilhaan Cumar oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya kana tartamaysa Gobolka Minnesota.

Labadooduba waaxay ka tirsan yihiin xibsiga Dimqoraadiga. Dhinaca kale waxaa si weyn u socda ololaha doorashada.

halkan hoose ka dhageyso

VOA SOMALI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *