Dowladda Soomaaliya oo Go’aan aad loo sugayay soo saartay Maalmaha Ciida (WAREEGTO)

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta Wareegto ka soo baxday  waxaa dalka looga Mamcuunay inay soo galaan Toys-ka Caruurtu ku ciyaarto ee ka samaysan Qoryaha, Baaskooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada.

Xiliga Ciidaha Caruurta ayaa Isticmaala Qoryaha & bastoolaha macmalka ah ku waasi ku shaqeynaya baaruud, taasi oo waxyeela ay kusoo gaarto Caruurta isku ridaysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *