Faahfaahin ka soo baxaysa Madaafiic xalay lagu garaacay magaalada Baydhabo

Filed under: WARARKA MAANTA |

BAYDHABO (FAAFANNEWS) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya madaafiic xalay lagu weeraray xarumo kuyaala gudaha magaalada Baydhabo ee gobalka Koonfur Galbeed, waxaaa la xaqiijiyey in ay dhinteen in ka badan 2 qof oo rayid ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *