FARIIM MUHIIM AH OO KU SOCOTO DHAMAAN SHACABKA SOMALIDA ITOOBIYA

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Dhamaan dadkii ehaladoodii loo xiray ama Hantidoodii loo dhacay waxay eheladiinii ka qayb galeen shirkii dulmidiid ee ka dhacay minnesota habeenki sabtida ahayd bishuna ku beegnayd 01/27/2018
fadlan la xirrira hay’ada xaquuqul insaanka ee loo yaqaan Human right watch, way ka warqabaan wixii meesha ka dhacay lakiin waxay rabaan warbixin dhamaystiran iyo in ay waraystaan dadkii eheladoodii loo xiray ama hantidoodii la dhacay.

Contacts
New York
Address: 350 Fifth Avenue, 34th floor
New York, NY 10118-3299

USATel: +1-212-290-4700
Fax: +1-212-736-1300
Contact New York Office
Amsterdam
Prinsengracht 583 1016 HT Amsterdam The Netherlands Tel: +31-20-520-58-00
Contact Amsterdam Office

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *