FARXAAN BIDAAR WAA IN AAN SHACABKA KA QABANAA

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Wiilasha iyo Gabdhaha masaakiinta ah ee Video yada khasabka ah laga duubay yaan colaad loo qaadin walaalayaal waa qasbanayaal Gacan Rajiim ku jira ee haloo Gurmada sidii Dulmiga looga saari lahaa

Ninka Dadka hurdada ka toosiya ee waa Farhan mohamud Dabayo oo cabdi iley ina adeerkii ah ninkan oo shaqadiisii maareeye nimo ka doortay camera man
ileen xirfadiisii horeba Camera ayay ahayde waa ninka maareeyaha EStv ku qoran wuxuuna Galay Liiska Dhagar qabayaasha Deegaanka

Waakan farxaan bidaar Dadka halaga barto

Dhalinyarada 1000birr qaadata ee walaaladood caaya la leeyahay ha diidaan naftu kol bay baxdaa e yaan loo joojin bidaar iyo cabdi kuli

Shaqaalaha Dowlada waxaan bogaadinayaa inaad wax fahanteen Dulmigu heerkuu marayo ilaa walaaladiin soo caaya la idin yidhi Diida dulmiga

Diidnay Camera la iga Duubo dhaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *