gabar somali ah oo ku Guulaystay Xubinimada Baarlamaanka Gobolka Minnesota (Sawiro)

Filed under: Faafan,WARARKA MAANTA |

Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay xubinimada Baarlamaanka Gobolka Minnesota, gaar ahaan degmada 60-B, iyadoo ka guuleysatay haweeneydii mudada dheer ku fadhisay kursigaas oo lagu magacaabo Phyllis Kahn.

Doorashadan kursiga xubinimada Baarlamaanka Gobolka Minnesoto ee degmada 60-B ayaa waxaa ku tartamayay saddex musharax oo kala ahaa Ilhaan Cumar, Mohamed Nuur oo labaduba ahaa Soomaali iyo Phyllis Kahn oo horay kursigaas ugu fadhisay.

Ilhaan Cumar ayaa heshay codod dhan 41%, halka Mohamed Nuur uu helay 30%, halka Phyllis Kahn ay heshay 29%.

Waxaa ay noqoneysaa gabadhii u horeysay oo Soomaali Mareykan ah ah oo Xildhibaan ka noqota dalka Mareykanka.

Ilhaan Cumar ayaa aad u soo dhoweysay guusha ay gaartay,waxaana iyadoo ilmeyneysa la dabaal degtay taageerayaasheyda, markii lagu dhawaaqay natiijada codka.Ilhan

Ilhan1

Ilhan-Omar

One Response to gabar somali ah oo ku Guulaystay Xubinimada Baarlamaanka Gobolka Minnesota (Sawiro)

  1. This is a good news for all Somali Minnesota or I should say all Somalis living in America.I am proud of her success for all and I am proud to be part of it as Somalian.This is example we the people Somalians has to follow what we called good government can make it’s people,peace,loving one and other and it shows you that they can achieve their goal if they are giving the opportunity to lead it’s people or country.But no limits color,Tribes,or special group as you can see here in Great State of Minnesota giving the chance to have say and achieves their dream goal what ever it may be.

    Ismail
    August 12, 2016 at 2:33 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *