Golaha Wasiiradda Soomaliya oo Laga Mamnuucay Baraha Bulshada

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Wareegto kasoo baxday Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu amrayaa inaysan wasiirada amar la’aan baraha bulshada sida (facebook iyo Twitter ) waxba kusoo qori karin, iyaddoo aysan ogolaansho ka helin ” Ra’iisul wasaare Khayrre “.

Hadalkan ayaa soo baxay kadib markii shalay madaxda dowlada oo leh Madaxweyne ilaa saddex wasiir ay warar is khilaafsan kusoo qoreen baraha bulshada, taasi oo ka dhan aheyd shacab Soomaaliyeed oo la xasuuqay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *