Gudoomiye Ku xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya oo U Hanjabay Tvga Universal!

Filed under: dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya ayaa ka jawaabay eedeyn kaga timid Tvga afka soomaaliga ku hadla ee Universal.

Faarax Macalin ayaa ka dhawaajiyay in uu dacwad ka furi doono Tvga Universal waxuuna intaa raaciyay in aay kaga badbaadi karaan oo kaliya ayagoo Alshabaab u galo”waa marki ugu dambeeysay ee la daawado waxaana la tiigsan doonaa sharciga waxaana dacween karaa anigoo kenya joogo marka lagu qaadana maxaa kuugeeyay sanado badan oo hada ka danbe ayee ku sheekeey doonaan futushaariyadana loogu tago shilin in lagu dhaafo iska daayee” ayuu ku hanjabay gudoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macalin .

TVga Universal ayaa ka sameeyay Faarax barnaamij asiga lagu weerarayo ayadoo la adeegsanayo qof asiga u eg eedeyn taasoo ah in uu Faarax yahay mid wax walba ku qabta lacag oo kaliya,arintaan ayaana ku soo aadeysa waqti uu ku jiro Faarax Macalin ol olo siyaasadeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *