Home » News » Daawo Sheekh Umal oo u jawaabay Aqoonyahano Somali ah oo yiri ma haboona in diinta la’isku xukumo

Filed under: Faafan,WARARKA MAANTA |

Hoos ka daawo aqoon yahano Soomaaliyeed oo Calmaaniyiin ah (secularists) oo yiri ma haboona in diinta Islaamka la’isku xukumo iyo Sheekh Umal oo arrintaas jawaab adag ka bixiyay.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *