INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Tacsi Tiraanyo leh. INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxan Tacsi Tiraanyo leh,hallkan uga direyna dhamaan Qoyska iyo Ehelada iyo qarabadda  iyo dadweeynaha somaliyeed ee deeganka  geeska afrika geerida ku timiid Mufte Sheekh Abdullahi Aw Hussen oo ku geeriyodey magalada Addis abbab  Asskisuna ka dhici doono manata Magalda jigjiga,                    Waxaan Eebe uga baryeeyna inu janadisa geeyo dhamaantayona samiir iyo imaan ka siiyo                  Anago ah.                                                1,Deeq sh xsasan iyo ilmihiihiisa 2 mukhtaar sh ibraahim iyo caruurtiisa 3 cabdulahi aw daahir 4 faarax aw cabdile iyo caruurtiisa  5 axmed dool abiib caruurtiisa  6 janaraal good xariir  7 caruurtiisa 8 janaraal sulub axmed fidhin  iyo caruurtiisa 9  axmed cusmaan iyo caruurtiisa 10  maryan aw dayib iyo caruurteeda  11 hibaaq sheekgh iyo caruurteeda 12 huseen aw aadam iyo caruurtiisa  13 sulub xasan nuur iyo  caruurtiisa 14 cali seed cumar iyo caruurtiisa  15 sh cabdi rahmaan yuusuf  kaaraamardha ,16 Dhamaan Ehelada iyo Qarabada ku kala Nooll dafaha aduunka oo anan ku soo koobi kariin ayaa Asskan Qara  ee manta ka dhacaya magaalada JIGJIGA u Diraya Du,co iyo Tasi shacabka u ka baxay Allaha u Naxriisto ee Sheekh Cabdullahi Aw Xuseen Sheekh Abdullahi yare.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *