innaa lilaahi wa inna ilaahay rajicuun

Filed under: CIYAARAHA,Faafan,WARARKA MAANTA |

INNAA LILAAHIWA INNA ILAAHAY RAAJICUUN DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQAALAHA FAAFANNEWS IYO DHAMAAN JAALIYADA KU NOOL ENGLAND WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRAYNAAN MARXUUM MUXUMUD OOMAR OO XALAY GACAN KA GAR DARAN KU DHISHAY MAGALADA GAROOWE. SAAKANA LAGU AASAY

WAXAANA LEENAHAY QOYSKEEDA, EHELADEEDA IYO ASXAABTEEDA SAMIR IYO IIMAAN ILLAHEY HA IDINKA SIIYO, MARXUUMKAANE JANATUL FARDOWZA ILLAHAY HAKA WARAABIYO…..AAMIIN…AAMIIN…..AAMIIN.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *