Israa’iil oo baajisay salaaddii Jimcaha ee lagu tukan lahaa Masaajidka Al Aqsa

Filed under: dhacdooyinka,DIINTA,Faafan,RADIO WADANI,WARARK,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |

Masaajidka barakaysan ee Al Aqsa ayaan maanta lagu tukan doonin saaladda Jimcaha

 

Booliiska ayaa sheegay in ay dhaawacmeen saddex askari oo booliis ah, labo ka mid ahna uu dhaawacoodu halis yahay.

Warbaahinta Israa’iil waxay sheegtay in toogashadaasi ay ka dhacday qaybta qadiimiga ah ee magaalada oo u dhaw masaajidka barakaysan ee Al Aqsa oo ay Yuhuudduna u taqaanno Temple Mount.

Booliiska Israa’iil ayaa hadda aagaas xiray dadkana ka daadgureeyay.

Salaaddii Jimcaha ee lagu tukan lahaa masaajidka Al Aqsa ayaa la baajiyay markii u horaysay muddo sannado ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *