KALIGII TALIYE ABDI ILEY MAXAA DIINTA KU DIRAY?????

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Qoraalkan waxaa inala  wadagay wiil dulmidiid ah oo kusugan deegaanka igana codsaday inaan dadka lawadaago..

Waxaa saaka salaadii subax markii laga baxay masaajidka (SHEEKH.NUUR.CIISE) ee magaalada jigjiga xabsiga loo taxaabay imaamkii masaajidka SHEEKH SAKARIYE iyo Mu’adinkii masaajidka SH.MUSTAFE..

Imaamka iyo mu’adinka waxaa laguxidhay oo ay eersadeen ducadee salaada kadib ayuu imaamku yidhi ILLAAHAYOW WADANKA NABADNOOGA DHIG iyo dadkii oo dhahaya AMIIN.AMIIN.

Daqiiqado yar kadib waxaa yimid 2 qabaal (cabdibile) oo ciidan ah islamarkaana waxay kabaha lagaleen masaajidka waxayna latageen imaamkii masaajidka sheekh SAKARIYE oo beesha JIDWAAQ ahaa iyo mu’adinkii masaajidka sheekh MUSTAFE oo aan wali la’isoo sheegin beesha uu kasoo jeedo ama qabiilkiisa.

FG.QORAALKA HOOSE QUMAATI U AKHRI WAKII UU ISOO DIRAY SHAQSIGA DULMI-DIINKA AH

 

MAHAD-SANIDIIN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *