Madaxda maamul goboleedyadda oo kusoo wajahan Muqdisho

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA |

Magaalada Muqdisho ayaa  maalmaha soo socda waxaa kusoo wajahan Madaxda maamul goboleedyadda intooda badan.

Madaxda maamulada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa lagu waddaa in ay soo gaaraan Muqdisho si ay uga qeyb galaan Shir u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamulada.

Garoomadda diyaaradaha Magaalooyinka maamulada ayaa laga dareemaya diyaargarowga soo bixitaanka Madaxda maamulada.

Magaalada Muqdisho ayaa lagu waddaa in uu ka furmo shir looga hadlaayo waxyaabihii ka qabsoomay Shir horay u dhexmaray dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *