Madaxii olalaha Donald Trump Paul Manafort oo is casilay

Filed under: Faafan,WARARKA MAANTA |

Video:-Madaxii olalaha Donald Trump Paul Manafort oo is casilay

donald trump

20 Aug (FAAFANNEWS)..Paul Manafort oo ah guddoomiyaha kooxda ololaha murashaxa xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump, ayaa iscasilay laba bilood uun kaddib markii uu xilkaasi qabtay.

Paul Manafort, ayaa wajahayey cambaarayn ku aadan xiriirka uu la lahaa siyaasiin u dhashay Ruushka iyo madaxweynihii hore ee dalka Ukraine, ee Viktor Yanukovych.

                                                                                    Halkan ka Daawo muuqaalka 1aad

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *