Madaxweyne Xaaf oo Maanta gaaray Magaalada Cadaado+SAWIRRO

Filed under: dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |
Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta dib ugu  laabtay magaalada Cadaado ee Caasimada ku meel gaarka  Galmudug.

Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi xubnaha golaha wasiirada iyo mudanayaasha baarlamaanka Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in dhawaan la magacaabi doono xubnaha Golaha wasiirada Galmudug si loo xoojiyo shaqada ka jirta deeganada Galmudug.

Sawirro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *