Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Jowhar

Filed under: dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |

Madaxweynihii Maamulka Hir-ShabelleCali Cabadulalahi Cosoble   oo ay shalay xilkii ka qaadeen baarlamaanka Maamulkaas ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Jowhar.

Cosoble ayaa Maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho,iyada oo ay ku furnaayeen Mowjado Siyaasadeed oo kaga imaanayay dhanka xildhibaanada Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ugu dambeyn xilkii ka qaaday.

lama oga talabada xigta ee la qaadi doona,welina dhankiisa kama hadlin Cosoble xilka qaadista ay ku sameeyeen Xildhibaanada.

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle y haatan waxa laga dareemayaa guluf dhanka Siyaasada ah,iyada oo ay jiraan Xildhibaano kale oo diidan xilka qaadista Cosoble.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *