Muuqaal:- MD Farmaajo”Siyaasiyiin Xanaaqsan Ayaa Ku Hadlaya Hadallo Calaacal Ah Oo Dadka Soomaaliyeed ay ku ………..

Filed under: CIYAARAHA,dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in xilligaan ay jiraan Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda inay ka eben abuuranayaan xaalada dalka.

Waxa uu ka dhawaajiyay in mar walba ay ku cel celiyaan,waxayabo ay ku niyad jebinayaan dadka Soomaaliyeed,,isla markaana ay bentii xalaal ka dhigeen.

Madaxweyne Farmaajo isaga oo sii hadlayay waxaa uu sheegay in Siyaasiyiinta xanaaqsan ay dadka gaarsiiyeen inay isdhiibaan oo ay rajada ka qaadaan taasina ay dadku dhimasho u dhaanto.

Hadalkan ayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka sheegay kulan looga hadlayay Hormarinta Waxbarasha Dalka Oo Maanta Lagu Qabtay Magalada Muqdisho.

HALKAN HOOSE KA DAAWO AMA KA DHAGEYSO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *