Muuqaalkii ugu horeeyay Qaraxa Magaalada Muqdisho iyo Khasaaraha.

Filed under: dhacdooyinka,Faafan,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa dhaliyay burbur weyn, wuxuuna ka dhacay Wadadda Maka Almukarama inta u dhaxeysa Hotelka Maka Almukarama iyo Saldhigga Booliska Degmada Waaberi.

Muuqaalka laga duubay Qaraxa ayaa muujinaya baaxada uu lahaa, waxaana la sheegay in dad badan ay u dhinteen. Dadkii ugu horeeyay ee gaaray goobta qaraxa ayaa arkay ilaa lix qof oo meyd ah.

ilaa iyo hada ka ma aysan hadlin dowladda soomaliya qaraxan waana ininka gawaariga gurmadka dag daga ay wadaan caawinta dadkii ku wax yeeloobay Qaraxa lamasa oga inta uu dhan yahay qasaaraha uu geystay qaraxan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *