Raaligalin akhristayaasha Faafannews hakadkii nagu dhacay

Faafannews Faafan News

Akhristayaasha faafannews  sharafta leh waxaan ka raaligalineynaa hakadkii dhawrkii maalmood ee lasoo dhaafay ku dhacay wararkii iyo qoraaladii aan sida joogtada ah idiinku soo gudbineyney.

Hakadka ayaa waxaa ugu wacnaa cilad xagga internetka ah oo Soomaaliya badankeeda qabsatay, taasi oo aan hadda xal waara ka gaarnay, wixii hadda ka dambeeyana si joogto ah ayaan wararka idiinku soo tabin doonaa alle idimkiisa.

by xoghaynta xafiiska Tafatiraha faafannews

Abdi nur jalafsade.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *