Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (DIGREETO)

Filed under: Faafan,WARARKA MAANTA |

MUQDISHOW( FAAFANNEWS)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.

1 2 3 4 5

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *