R/W Kheyre oo Xil u Magacaabay Wariye C/qaadir Nadaara + War CUSUB

Filed under: dhacdooyinka,Faafan,RADIO WADANI,WARARKA MAANTA,WARARKA MAANTA |

Wariye C/qaadir Maxamed  (Nadaara), ayaa loo magacaabay Lataliyaha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ee arimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta.

Warqad kasoo baxday xafiiska Raisulwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu sheegay kadib markii la arkay aqoonta uu leeyahay Nadaara loo magacaabay Lataliyaha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ee arimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta.

C/qaadir Maxamed Ashara (Nadaara),  ayaa horey usoo noqday afhayeenkii Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya inkastoo markii dambe uu iska casilay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *