Shiirka wada tashiga Soomaali Gaalbeedee Dirdhabo oo galay malinkii 2aad

Jimce 3/8/2018 Dir dhabo

Waxa sidd loogu talo galay saaka dib u furmay shiirki wada tashiiga ee magalada dir dhab ka socday oo qorshihiisu ah mudo 4 malmood ah oo

sallka loogu dhigayo Aaytiinka umada soomali Galbeed oo ku dhaan madasha shirka waxa Xusid mudan in dhamaan shucuubta itobiya in ay u hanweeyn yihiin muhiimad badana ay siinayan  xasilinta iyo dib u soo celinta xuquuqda shacabka soomaaliyeed ee Degaanka somalida guud ahan  waxa la isku racay madashi ugu wanaagsaneyd ee shucubta itobiya ku arinsato in ay noqotay ila hadda.

    

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *