shirka galaha wasiirada dowlada jubaland u ekaa shirarkii hoolka jigjiga ka dhici jiray ee gacmaha lawada taagi jiray kuli

Filed under: Faafan,WARARKA MAANTA |

Maxaa kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada Dawlada Jubaland

wasiirada jl gacan

 

Golaha Xukuumadu waxaa ay soo dhaweeyeen ansixinta golaha Baarlamaanku uu meel mariyay qodobkaas waxaana ay isku raaceen in la sameeyo guddi wacyi galin oo dadka la hadla ka hor inta aan la fulinin hindisahan.

Wasaaradda Maaliyadda ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa golaha wasiirada waxaa ay u soo gudbisay miisaaniyadda 19 ka wasaaradood iyo hay’adaha kale ee dowladda maamulka.

Miisaaniyadii hore ee ay meel mariyeen baarlamaanka ayay Wasaaradda maaliyaddu ku dartay wasaarado cusub taas oo ka dhigaysa miisaaniyada 19 Wasaaradood oo kamid ah Xukuumada.

Wasaaradaha Madaxtooyada iyo amniga ayaa kaalmaha ugu horeeya kaga jira kala saraynta miisaaniyadda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *