SHIRKII SABTIILAHA AHAA EE DULMI DIID OO MAANTA LAGU QABTAY

Filed under: WARARKA MAANTA |

Waxgaradka Dulmi-diid shirkoodii sabti kasta ay qabsan jireen ayaa maanta  waxa uu ka dhacay hoolka weyn ee   shirarka ee Jijiga Business Center, shirkaa oo maanta ajandihiisu ku saab sanaa sidee laga yeeli lahaa daalimkaa dhiigya cabka ah ee afduubka ku heysta shacabka Soomalida Itoobiya, mar dhowna waxaan idinla wadaagi doonaa war murtiyeedkii eey soo saareen madaxda iyo wax garadka halkaa ku shiray maanta ,

SAWIRADII SHIRKA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *