Ururka Al-Shabaab oo soo bandhigay Sawirradda Weerarkii Golweyn

Filed under: CIYAARAHA,Faafan,WARARKA MAANTA |

Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirrada Weerarkii ay ku qaadeen degaanka Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose Bishii July ee Sanadkaan 2017-da halkaasi oo ay ku dileen Askar ka tirsan ciidamada AMISOM.

Askartii halkaasi lagu dilay ayaa badankood waxa ay kasoo jeedeen dalka Uganda.

Sawirradda ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa waxaa ka muuqday Gawaari ka mid ah kuwa AMISOM.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *