War Deg Deg Ah Cabdi iley oo Xabsiga la dhigay Saacadan an joogno

Dirdhabo Sabti

War deg deg ah oo soo gaadhay Faafaannews waxa sacaad ka hor xabsiga loo jiiday  ninki ugu dhaqanka xuma guud ahan soomalida maamulka soo martay Bariga afrika.

Dhaqanllaawe Abdi ileey oo waiba inyar uga badbadey in xabadi ku dhacado kadib marku diiday in u furo Albaabka guriga u dagana oo loogu tagay waxa  is badalay Jawiga shiirki  ka soo dirdhabo oo laga codsaday in wada tashiga lagu dhameysto malinta u dhiman magaaldda Caasumadda soomali Galbeed ee Jigjga.

Hadaba waxa la isku af gartay in guud ahaan loo wareejiyo  madasha shiirka wada tashiga soomaali Galbeeed Jigjiga.

  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *