Wasiirka Cusub ee wasaaradda macdanta,Tamarta iyo biyaha Jubbaland oo booqday Dhismaha Cusub Wasaarada loo dhisaayo .

Filed under: WARARK,WARARKA MAANTA |

Wasiirka cusub ee Wasaarada Macdanta Tamarta iyo Biyaha Jubaland ayaa manta kormeer shaqo ku tagay xarun cusub oon ay yeelan doonto wasaarada macdanta iyo biyaha Jubbaland oo uu ku socdo dhisme cusub sido kale wax uu booqday xaafada cusub ee midnimo oo dhawaan ay wasaarada ka hirgilisay goob ay dadka ka soo laabatay xerooyinka  Qaxootiga kenya iyo barkacayaasha ku barakacay gudaha dalka ay biyaha ka dhaan-sadaan.

Dhamaann goobaha uu booqaday wasiirka wax uu warbixino ka dhageestay  dadkii goobihii uu boqoday gacanta ku heeysay.

Markii uu Soo idlaaday kormeerka waxaan ka warbixiyay sida ay u arkaan kormeerkan shaqo ku yimid wasiirka iyo masuuliyiinta kale wasaarada gudoomiyaha xaafada cusub ee midnimo kaliil cukaash gaboow.

Isagoona Ka Codsaday Wasiirka wasaaradda,Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Jubbaland in la kordhiyo Biyaha Xaafadda.

“waxaan u baahan nahay in la hormariyo biyaha xaafada si dadka halkaan degan ay u hellaan biyo wanaagsan”

Agaasimaha wasaaarada macdanta iyo Tamarta Jubbaland nuur shaafi ayaa bulshada ka soo laabatay xerooyinka  qaxootiga dhadhaab ee ku sugan xaafadni cusub.

Agaasimaha Ayaa dadkii Xaafadda madiino ku nool ku dhiiri-galiyey in Xaafadda aysan ku ahayn Qaxooti ee ay yihiin dad muwaadiniin ah oo loo bahan yahay in ay ka qayb-galaan dib u dhiska dalka.

“manta mitihiin qaxooti ee waxaad tihiin muwaadiiniin Soomaaliyeed oo dalkooda ku soo laabtay”Sidaa waxaa dhahay Agaasimaha Guud ee Wasaarada macdanta,Tamarta iyo biyaha.

Wasiirka wasaarada Macdanata, Tamarta iyo Biyaha Jubbaland  Cabdiraxmaan  Maxamed Maxamuud ayaa ugu danbayn ka warbixiyey   kormeer-ka kooda shaqo ee ay manta ku  Tageen xarunta cusub ee wasaarada ay yeelan doonto iyo xaafada midnimo.

“Maanta waxaa kormeer ku tagnay dhor meellood oo mashaariic kala duwan ka Socotay”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *