WAXAAN CAMBAAREENAYNAA DHIIG MIIRATADA MASIIRKII UMADA ALLA UGU DHIIBAY EE BIYIHII KA JARTAY HAMBADII KA SOO HADHAY DALKA

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

 

Waxaan si adag u dhaleecaynaynaa qorshaha Cabdi Iley ee isir beegsiga ah ee uu kaga dhawaaqay shirkii shaqaalaha ee dhacay axadii, waa mid qar iska tuur ah, oo tusinaya xaalada maskaxeed ee uu ku sugan yahay maamulka ku go’doonsan garabcase ee uu gabalkiisii dhacay.

Kaliya ma uusan Cabdi iley kaga dhabayn Barakicintii iyo boobkii uu shirkii Axada ku ballan qaadey inuu la beegsanayo beesha Jidwaaq ee biyihii ayuu kajarey xaafadaha ay ubadantahay beeshu ee magaalada Jigjiga.

Sawirkan hoose waa xaafada Ableelaha oo biyo la,aan baahsan ay ka taagantahay maanta.

Nin aan reerahooda xagtin la gaarsiin asagoo mucaaradnimo sheeganaya ayaa ku oohin darsanaya nin reerahooda la halaaga

Waxaan sidoo kale uga digaynaa in laamaha amnigu ay ka joogsadaan fulinta amarkan ka baxsan sharciga oo loogu tala galay in lagu abuuro colaad sokeeye.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *