weynu soo dhaweynaynaa shirkaa lagu heshiisiinayo labada garab ee ururka ONLF

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

shirka ka dhacaya nairobi wuxuu u dhexeya onlf garabka  cabdi iley iyo onlf  garabka Mohamed omar Osman ee yaan la odhan ethiopia iyo onlf ayu u dhexeeyaa.
yaa isheegi kara hal shaqsi oo kamid ah golaha wasirada ethiopia oo shirka jooga ma jiro kaliya waxa jooga oo uu cabdi iley soo kaxaystay saaxiibadiisi sarakisha tigreega ahaa ee lacagta deganka baqshiishka ku siin jiray waxana ka mid ah ragaas safarka ku wehliya.

1.gabra dilla madaxa sirdoonka cidanka
2.gebre oo ah xubin ma kid ah xubnaha sarakiisha cidanka ah

dhanka kenya markad eegtid cida shirka dhexdhexadinaysa waa odaya dhaqameed halbeel ah,

waxaadna mooda in loo kala dab qaadayo 2bada garab hadeynu nahay shacabka soomali galbeed weynu soo dhaweynaynaa heshiiskaa beesha Ogaadeen, waxaanu leenahay kuwii is afgarta ilahay hadiinka dhigo noona soo noqda adinkii hal mowqif ku mideysan hal u jeedana leh si aan iskula jaan qaadno oona u dhisano dowlad inaga wad dhaxeyso .

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *