XADHIGA XIDHIBAANKU WAXUU XAD GUDUB KU YAHAY XEERKA IYO DASTUURKA DALKA ISLA MARKAANA WAXUU KA MARKHAATI KA CAYAA DHAQANKA CABDI QAAWANE

Filed under: dhacdooyinka,WARARKA MAANTA |

Xildhibaan Cabdi C/llahi Xuseen oo xalay warqad Furan udirey hogaaminta deegaanka oo Cabdi iley ugu horeeyo ayaa saaka laxidhey. Waxaa layaab ah in maalmahan Cabdi iley ku sheekayanayey inuusan qofna fikirkiisa uxidhi doonin sidoo kale isbadalka democratic ee dalka ka hana qaadey inuu la jaan qaadi doono.

Markuu damiirkii dhintay kadib, Waxaa shalay Garasho hadlay Xidhibaan Cabdi dheere.

Oo soo jeediyay In la joogo Wakhtigii xildhibaanadu U hiilin lahaayeen Shacabka Lana joogo wakhtigii Hogaanka sare la badali lahaa waana XILDHIBAANKA kaliya ee damiirkaas yeeshay Kuna dhiiraday inuu Soo jeediyo weedhaa. Halka xidhibaanada kale ay ka sacabinayeen

La xisaabtanka Xukuumadu Waa Shaqada Xildhibaanku leeyahay. Xasaanad xildhibaan wata lama xidhi karo Sharciyan.

Cabdi qaawane laha waydiiyo Wuxuu u Cuskaday, hadii uu sharci jiro xidhiga XILDHIBAANKA Mise kana waxaa ku khasbay.

Getachew Assafa. Mise Waxaa igu khasbay buu odhan doonaa inaan xidho Dr.Abiyye.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *