Home » Archives by category » Faafan (Page 509)

06/08/2016 (FAAFANNEWS) Waxaa garoonka Maracana ee magaaladda Rio de Janeiro, Brazil ka dhacday xafladda furitaanka ciyaaraha sanadkan ee olimbiga. Waxaa munaasabadda lagu soo bandhigay dhaqanka dalkaasi iyo sida ay u kala duwan yihiin qowmiyadihiisa. In ka badan 200 oo dal ayaa ka qeyb qaadanaya ciyaarahan Ciyaartooy matalaysa in ka badan laba boqol oo dal ayaa hor […]

Continue reading …
Liverpool oo 4-0 uga badisay Barcelona

Kooxda Liverpool ayaa 4-0 kaga adkaatay Barcelona oo ay xalay ciyaar ka tirsan koobka horyaallada caalamiga ah ku dhexmartay garoonka Wembley. Sadio Mane ayaa goolka koowaad u saxiixay Liverpool, kan labaadna waxa uu ahaa mid uu shabaqiisa ku saray Javier Mascherano, halka labada kalana ay kala dhaliyeen Divock Origi iyo Marko Grujic Barcelona ayaa waxaa […]

Continue reading …
Deaths and detentions in Ethiopia as protests flare

Six people have been reported killed in the country’s Gondar region, and dozens detained during a rally in Addis Ababa. Saturday’s rally was the first rally to be held in Addis Ababa after a series of Oromo and Amhara protests elsewhere [Reuters] At least six people have been reported killed over two days of protests […]

Continue reading …
Muwaadin Somaliyed oo lagu maxkamadeynaayo dalka UK

Muwaadin Somaliyed oo lagu maxkamadeynaayo dalka UK 06 August 2016 Zakariye Bulxan oo ah wiil Somaliyeed oo dalka Britain ku dilay haweenay u dhalatay dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa in uu maanta kasoo hor muuqdo maxkamad ku taala magaalada London ee dalka Britain. Zakariye Bulxan oo shalay ka soo hor muuqday maxkamad ku taala dalka […]

Continue reading …

Maamulka Jubbaland iyo Dowladda Kenya oo heshiis ganacsi kala saxiixday.. 06 August 2016 Heshiis ganacsi ayaa dhexmaray maamulka Jubbaland iyo sidoo kale dowladda Kenya, heshiikaasi oo sahlaya in labada dhinac Ganacsi ay wadaagaan. Guddoomiyaha Ganacsatada maamulka Jubbaland Shaafi Raabi Kaashin ayaa sheegay in dowladda Kenya sidoo kale maamulka Jubbaland uu dhexmaray heshiis ganacsi oo ku […]

Continue reading …
London Knife Attack Suspect Norwegian of Somali Origin.

The detained London knife attack suspect is a Norwegian national of Somali origin whose background appears to be irrelevant to the motives behind the act, London’s Metropolitan Police Assistant Commissioner Mark Rowley said Thursday. A 19-year-old man has been detained shortly after the incident took place at Russell Square, the London Metropolitan PolIce said in […]

Continue reading …
Safiirkii Soomaaliya U Fadhiyay Moscow Geeryooday.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Abdusalam Hadliye Omer, Wasiiru dowlaha Khaled Omar Ali, Wasiir kuxigeenka Ahmed Ali Mohamed (Kadiye), Xoghayaha joogtada Wasaaradda Danjire Ali Mohamed Ali, Agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirada, Qunsulada guud, La taliyeyaasha Wasaaradda iyo dhamaan Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga waxa ay tacsi u dirayaan […]

Continue reading …
Page 509 of 509« First‹ Previous507508509