Ugaas Mustafe Ugaaska Guud ee Umadda Barriga Afrika oo si diiran u soo dhaweyeey Errgo Muhiim ah.
Ugaaska guud ee Barriga afrika ugaas Mustafe oo si aad u diiran ugu soo dhaweyeey Rugtta u dagan yahay ee looga arimiyo umadda somaliyeed ee Barriga Afrika oo lagu wado in muudo 4 caano maal ah u ka socoon doono shiirka Aayo ka talinta dhulka soomaali Galbeed
